1/3
Murtida Abwaanka screenshot 0
Murtida Abwaanka screenshot 1
Murtida Abwaanka screenshot 2
Murtida Abwaanka Icon

Murtida Abwaanka

Aasaas Technology
Trustable Ranking IconTerpercaya
1K+Unduhan
17MBUkuran
Android Version Icon4.1.x+
Versi Android
9.0(06-08-2021)Versi terbaru
-
(0 Ulasan)
Age ratingPEGI-3
Unduh
RincianUlasanVersiInfo
1/3

Deskripsi Murtida Abwaanka

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay Hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa adalah biirsaday awgood waxa Aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu cara badan tahay, mana ku soo koobmi Karto Hal dhigane iyo AGRO Toona, se waxaan rajaynaynaa di ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:

- Dalam sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Al Quran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu DHEX addeegsan karo.

- Dalam dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.

- Dalam lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...


“Murtidan qaarkood waxa Aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna Aanu u hayno dedaalkooda ...”

Murtida Abwaanka - Versi 9.0

(06-08-2021)
Versi lain
Apa yang baruWaxaanu kusoo kordhinay:Muuqaalka guud oo aanu wax-ka-badal ku sameynay, ads-na waanu kusoo darnay...

Belum ada ulasan atau penilaian! Untuk meninggalkan ulasan pertama,

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Murtida Abwaanka - Informasi APK

Versi APK: 9.0Paket: som.example.murtida_abwaanka
Kompatibilitas Android: 4.1.x+ (Jelly Bean)
Pengembang:Aasaas TechnologyIzin:3
Nama: Murtida AbwaankaUkuran: 17 MBUnduhan: 33Versi : 9.0Tanggal Rilis: 2024-06-04 06:32:59Layar Minimal: SMALLCPU yang Didukung:
ID Paket: som.example.murtida_abwaankaSHA1 Signature: CC:2B:85:30:E7:CC:40:CE:C5:79:65:96:69:21:F0:45:3D:BE:25:66Pengembang (CN): AndroidOrganisasi (O): Google Inc.Lokal (L): Mountain ViewNegara (C): USProvinsi/Kota (ST): CaliforniaID Paket: som.example.murtida_abwaankaSHA1 Signature: CC:2B:85:30:E7:CC:40:CE:C5:79:65:96:69:21:F0:45:3D:BE:25:66Pengembang (CN): AndroidOrganisasi (O): Google Inc.Lokal (L): Mountain ViewNegara (C): USProvinsi/Kota (ST): California

Versi Terakhir dari Murtida Abwaanka

9.0Trust Icon Versions
6/8/2021
33 unduhan10.5 MB Ukuran
Unduh

Versi lain

7.0Trust Icon Versions
15/6/2021
33 unduhan10 MB Ukuran
Unduh
6.0Trust Icon Versions
1/10/2020
33 unduhan9 MB Ukuran
Unduh
1.0Trust Icon Versions
11/12/2018
33 unduhan25.5 MB Ukuran
Unduh